Spain oo la xasuuqay, Jarmalka iyo Taliyaaniga goolal badan ku badiyay iyo England oo guuleesatay
03:39 am
Kulamadii labaad ee isreebreebka koobka qaramada qaaradda Yurub
03:39 am | Kulamadii labaad ee isreebreebka koobka qaramada qaaradda Yurub ayaa shalay ka dhacay garoomada kala duwan ee qaaradda Yurub. Group A: Turkey ayaa 3-2 kaga badisay Belgium, Austria ayaa...
07:34 pm | Tababaraha kooxda Machester Untd ee wadanka Ingiriiska Sir Alex Ferguson ayaa ka reebay Owen Hargreves cayaaryahanadiisa u mataleesa koobka Horiyaalka Qaaradda Yurub ee Champion Liiga. Owen Hargreves oo...
11:35 pm | Cayaaraha is reebreebka koobka qaramada qaaradda yurub ee sanadka 2012 ayaa ka dhacay xalay garoomada kala duwan ee qaaradda Yurub. Kulamadaan ayaa ahaa kuwii u horreeyay ee dhaca...
08:03 pm | Suuqa kala iibsiga Cayaartoyda aduunka ayaa xermay manta oo ah 31-8-2010 kadib 3 bil oo u furnaa. Maanta oo loo yaqaano DEADLINE DAY ayaa waxaa lala wareegay in...
10:23 pm | Kooxda kubadda cagta ee Milan ayaa dareenkeeda u weecisay dhanka iyo weeraryahanka wadanka Brazil iyo kooxda Man City Robinho, kadib markii ay soo xera galisay Ibrahimovic. Wakiilka cayaaryahankaan...
10:15 pm | Horiyaalka Taliyaaniga ayaa daaha laga rogay Toddobaadkaan iyadoo si xiiso leh uu ku billowday. Kooxda Genoa ayaa guushii u horreesay ku billowday Horiyaalka Sabtidii iyadoo 1-0 ku garaacday...
02:15 pm | Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Porto Raul Meireles ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Liverpool ee wadanka Ingiriiska. Kooxda Reds ayaa laacibkaan kula soo saxiixatay 11.5 milyan...
08:52 pm | Xiddiga qadka dhexe ee weerarka uga cayaara kooxda Juventus iyo Xulka Brazil Diego ayaa ka tagay kooxda Juve isagoo ku biiray Kooxda Wolfsberg ee wadanka Jarmalka. Diego, ayaa...
03:14 pm | Kooxda Kubadda cagta ee Barcelona ayaa shaacisay inay soo dhameestirtay heshiiskii ay kula wareegi laheed xiddiga qadka dhexe ee kooxda Liverpool Havier Mascherano. Barca, ayaa ku shaacisay webkeeda...
10:59 pm | Xilli ciyaareedka 2010-2011 ee koobka kooxaha horyaalada qaarada yurub ayaa la soo saaray iyadoo ay ku jiraan kulamo xiiso badan oo laga filan karo ciyaaraha groupyada ee Champions...
11:38 pm | Xarakada AL Shabaab ayaa Maanta mar kale digniin u dirtay dowladda Uganda taaso oo ku aadan in...
September 7 2010 / No comment / Read More »
11:32 pm | Dagaalo iyo duqeymo isbar bar socday ayaa Maanta Muqdisho ku dhexmaray Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada...
September 7 2010 / No comment / Read More »
11:23 pm | Dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab ayaa siyaabo kala duwan guula uga sheegtay dagaaladii saacadihii la...
September 7 2010 / No comment / Read More »
09:54 pm | Magaaladda Muqdisho oo nasiib u yeelatay dagaalo xoogan oo aan kala joogsi laheyn, ayaa waxaa mar kale...
September 6 2010 / No comment / Read More »
09:39 pm | Magaaladda Muqdisho oo nasiib u yeelatay dagaalo xoogan oo aan kala joogsi laheyn, ayaa waxaa mar kale...
September 6 2010 / No comment / Read More »
09:31 pm | Boqolaal ka tirsan ciidanka milatariga dawladda FKMG Soomaaliya ayaa maanta ku dhaqaaqay gadood, kadib markii ay waayeen...
September 6 2010 / No comment / Read More »
09:19 pm | Dagaaladaan ayaa waxa ay dhaceen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho gaarahaan aagaaga ay mudooyinkaan isku horfadhiyeen dhinacyada...
September 6 2010 / No comment / Read More »
04:25 pm | In ka badan afar madfac ayaa waxay kusoo dhaceyn qeybaha kala duwan ee degmada Shingaani, iyadoo ay...
September 5 2010 / No comment / Read More »
04:12 pm | Dhaq dhaqaaqa Xarakada Al shabaab oo dagaalo faraha loogga gubta kula jirta ciidamadda dowladda iyo kuwa Amisom,...
September 5 2010 / No comment / Read More »
07:22 pm | Ciidamadda Nabad Ilaalinta ee ka socdo Midowga Afrika balse loogu magac daray Amisom, ayaa ku faanay guulo...
September 4 2010 / No comment / Read More »
06:52 pm | Waayaha aduunka waa isdaba socdaan marka aad fiirisid sida adunyada isudhaafeysa ma ahan wax la isku haleyo...
September 4 2010 / No comment / Read More »
06:08 pm | Madaxweynaha Dawladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa markii ugu horeysey si faah...
September 4 2010 / No comment / Read More »Kooxda Alshabaab oo ku han jabay in ay markale weerarayaan Magaalada Kampala
Dagaalada Ka socda Muqdisho Cagaha la galay Todobaadkii 3 aad
Dagaaladii ugu dambeeyay ee Muqdisho oo ay guulo ka sheegteen DKMG iyo Alshabaab
Dagaalada Muqdisho ka socda oo sii balaartay soo gaaray ilaa caawa
Xaaladihii Ugu dambeeyay Dagaalada ka soconaya Muqdisho
Ciidamada ka soo Firxanaya DKMG oo aad u sii badanaya
11:06 pm | Waxa la cuno oo wax tar u leh qofka sida baasto, bariis, hilib iyo wixii lamid ah oo la cuno ama la cabo. Wax la cuno oo aan nafci lahayn sida qaadka ama la cabo sigaarka iyo wixii la mid ah. Haduu qofka cuno ama cabo isagoo hilmaamsan ama lagu qasbo soonkiisa ma furmo, sida...
August 28 2010 / No comment / Read More »05:59 am | Tar tan balaaran oo ay ka qeyb qaadanayeen haween kor u dhaafaya 800 kuna tar tamayay Miisaanka qaarka dambe ayaa lagu qabtay magaalo xeebeedka Cape Town Dalka Koofur afrika Tar tan kaan oo daawashadiisa ay ka soo qayb galeen Dad weyne aad u farabadan oo ka kala yimid DHamaan Dalalkii loo qabanayay Tar tan...
September 4 2010 / No comment / Read More »06:52 pm | Waayaha aduunka waa isdaba socdaan marka aad fiirisid sida adunyada isudhaafeysa ma ahan wax la isku haleyo ama la is raacsho: Magaceygu waa Nasro hindi waxanku dhashay magaalada marka. Xarunta gobolka shabelleda hoose sanadka marku ahaa 1982 waxbarashadayda waxanku so qaatay dusi qur,an magalada marka kadibna waanka so qaxnay waxana ka bilaabay waxbarashada iskuuladka dugsiga Xalane...
September 4 2010 / No comment / Read More »03:39 am | Kulamadii labaad ee isreebreebka koobka qaramada qaaradda Yurub ayaa shalay ka dhacay garoomada kala duwan ee qaaradda Yurub. Group A: Turkey ayaa 3-2 kaga badisay Belgium, Austria ayaa 2-0 dirtay Kazakhistan, halka Germany ay 6-1 ku xasuuqeen wadanka yar ee Azarbajan. Klose ayaa dhaliyaya 2 kamid ah goolasha Jarmalka sidoo kale Podolski ayaa gool kale...
September 8 2010 / No comment / Read More »05:59 am | Tar tan balaaran oo ay ka qeyb qaadanayeen haween kor u dhaafaya 800 kuna tar tamayay Miisaanka qaarka dambe ayaa lagu qabtay magaalo xeebeedka Cape Town Dalka Koofur afrika ...
September 4 2010 / No comment / Read More »01:44 pm | Heshiis dhexmaray Ganacsato somliyed iyo Ganacsato Dhalashadoodu tahay Koofur afrika ayaa ka dhacay Magaalo Xeebeedka Cape Town Gaar ahaan deegaanka Danuun Heshiiskaan yimid kadib markii dhibaatooyin is Xig xiga ay...
September 1 2010 / No comment / Read More »
06:54 pm | 2 nin ayaa lagu dilley degaanka Danuun ee duleedka Magaalada Cape Town, markii la dileyna waxaa dukaanka laga qaaday xabad moos ah...
August 26 2010 / No comment / Read More »
04:17 pm | Waxay u muuqataa in aysan waxbo hor istaageyn Soomaalida la xabad siibayo, muddo 10 maalmood ah gudahood waxaa la diiwaangaliyey geerida 9...
August 24 2010 / No comment / Read More »
01:48 am | C/kariin c/raxmaan cumar oo loo yaqaano (waasimuu) ayaa maxkamad ku taala magaalada cape town ee dalka k/africa waxa ay ku riday xukun...
August 24 2010 / No comment / Read More »
11:34 pm | Ciidamada booliiska wadanka South Africa ayaa waxa ay xaqiijiyeen in abaalmarinadii FIFA ay ugu tala gashay ciyaaraha aduunka gaar ahaan kooxaha u...
August 19 2010 / No comment / Read More »
12:56 am | Cabdullaahi Binu Cabbaas waxay ilmo adeer ahaayeen Nebiga (Scw), wuxuuna ahaa Saxaabigii ugu aqoonta badnaa sida tusaale ahaan marka la eegayo tafsiirka...
August 22 2010 / No comment / Read More »
12:41 am | Xukuumada Sucuudiga ayaa soo saartay nidaam cusub oo ay ula dhaqmayaan haweenka dalkaa iyadoo xukuumadu soo saartay Fariinta telefoonka (Message) oo Ay...
August 20 2010 / No comment / Read More »11:06 pm | Waxa la cuno oo wax tar u leh qofka sida baasto, bariis, hilib iyo wixii lamid ah oo la cuno ama la cabo. Wax la cuno oo aan nafci lahayn...
August 28 2010 / No comment / Read More »